Carruurteenna (Våra barn) – en svenska barntidning på somaliska

Carruurteenna (c uttalas inte) är en ny barntidning som främst riktar sig till somalisk-svenska barn i Sverige. Den kommer ut 4 gånger om året, utgivningsort är Stockholm och varje nummer har ca 24 sidor i A4-format. De flesta texterna är på somaliska, men ibland även på svenska eller engelska.

Föreningen Somali Nordic Culture startade arbetet med tidningen år 2014 och första upplagan kom ut den 8:e janauri 2016. Somali Nordic Culture är en ideell förening som består av studenter, författare, sagoberättare, bibliotekarier, journalister och konstnärer.

Tidningen riktar sig främst till pojkar och flickor i åldern 7-14 år. Där kan de t ex läsa om olika händelser i världen, spännande äventyr, sagor och aktuella reportage. Det finns också insändare, serier, tävlingar och pyssel i tidningen.

Målet med Carruurteenna är att öka intresset för att läsa och skriva, på både svenska och somaliska, bland alla våra somalisk-svenska barn här i Sverige.

Prenumerera på Carruurteenna

Att prenumerera på tidningen ett helt år (4 nummer) kostar 450.

NAMN:

ADRESS:

POSTNUMMER:

ORT:

Kontakta oss gärna om ni vill beställa tidningen Carruuteenna eller har andra frågor.

Somali Nordic Culture

E-post: carruurteenna@hotmail.com

 

Magaasiinka Carruurteennu waxa uu u taagan yahay carruurta Soomaalida ah ee Iswiidhan ku dhaqan iyo guud ahaan ba carruurta ku nool caalamka. Waxa uu sannadkiiba afar jeer ka soo baxaa magaalada Stockholm. Magaasiinkan oo fikirkiisu soo bilaabmay sannadkii 2014 waxa soo saara ururka Somali Nordic Culture, oo ah urur aan faa’iidodoon ahayn oo ay ku jiraan arday, qorayaal, barbaariyaal carruureed, macallimiin, saxafiyiin iyo waliba farshaxan-yaqaanno.

Magaasiinkan waxa loogu talogalay carruurta ay da’doodu u dhaxayso 7 ilaa 14 jir. Waxaanay carruurtu magaasiinkan ka heli karaan; barbaarin, sheekoxariiro, maaweello, dhaqan, taariikh, farriimaha carruurta, cilmiga deegaanka, farshaxan, halxidhaale iyo warar.

Ujeeddada magaasiinkani waa sidii ay carruurta Soomaalidu u heli lahayd barbaarin iyo maaweelo fiican, korna loogu qaadi lahaa xiisaha ay ubadku u qabaan akhriska iyo qoraalka.

Soo Dalbo magaasiinkan Carruurteenna

Haddii aad rabto in ay carruurtaadu afka iyo dhaqanka Soomaaliga si fiican u barato, korna uu u qaadmo xiisahooda akhriska iyo qoraalku, fadlan u hadiyadee magaasiinkan. Waa hubaal in magaasiin carruureedkani noqon doono saaxiib dhow oo ay ubadkaagu jeclaystaan, kana korodhsadaan casharro wanaagsan oo barbaarin, madadaalo iyo garaadkorinba isugu jira.

Markasta oo uu soo baxo waxa aannu kuugu soo diri doonaa gurigaaga ama goobtaada shaqada. Waxaanad sannadka dhan bixin doontaa 350 karoon.

Si aannu kuugu soo dirno magaasiinka fadlan macluumaadkaaga nala wadaag.

Magaca:

Ciwaanka guriga:

Nambarka boosta:

Magaalada:

Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan nagala soo xidhiidh:

 Somali Nordic Culture

carruurteenna@hotmail.com